HomeMaqalDhageyso:-Ehelada dad ay dileen AMISOM oo sheegay in aan Meydadkooda la Aasi...

Dhageyso:-Ehelada dad ay dileen AMISOM oo sheegay in aan Meydadkooda la Aasi doonin

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Kadib markii saakay aroortii hore Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM qarax lagula Isgoyska Ex-koontorool Balcad ayaa rasaas xoogan oo ay fureen waxaa ku dhintay dad dhamaantood ahaa Shacab. Qaar ka mid ah Ehelada dadka la dilay ayaa Isbitaal Madiina ku soo bandhigay Meydadka afar ah,kuwaasi oo  saakay AMISOM ay ku dishay Isgoyska […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib markii saakay aroortii hore Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM qarax lagula Isgoyska Ex-koontorool Balcad ayaa rasaas xoogan oo ay fureen waxaa ku dhintay dad dhamaantood ahaa Shacab.

Qaar ka mid ah Ehelada dadka la dilay ayaa Isbitaal Madiina ku soo bandhigay Meydadka afar ah,kuwaasi oo  saakay AMISOM ay ku dishay Isgoyska Ex-koontorool.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa ay sheegeen Ehelada inay aad uga xun yihiin falka lagu dilay dadkaasi,isla markaana aan la Aasi doonin ilaa iyo inta dadkii dambeeyay falkaasi cadaalada la horkeeno.

Ehelad dadka la dilay ayaa dowladda waxa ay dalbadeyn inay waxka qabato falkii saakay lagu dilay afar ruux oo dhamaantood ahaa dad Shacab.

Afarta ruux ee la dilay ayaa ka shaqeynaye Garaash ku yaalla Ex-koontorool Balcad,waxaana xiliga qaraxa uu dhacayay ay fadhiyeen goob shaaha laga cabo oo ku taalla meel aan ka fogeyn halka qaraxa lagula eegtay Ciidamada AMISOM .

- Advertisement -

 

Hoos ka dhageyso Codka Qaar ka mid ah Ehelada dadka la dilay

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts