HomeCaalamkaSoomaalida ku nool Maraykanka oo loo cusbooneysiinayo Nidaamka Badbaadinta KMG ee...

Soomaalida ku nool Maraykanka oo loo cusbooneysiinayo Nidaamka Badbaadinta KMG ee TPS

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Waaxda Ammaanka Gudaha ee dalka Maraykanka ayaa sheegtay inay dadka Soomaalida ee ku nool dalkaasi loo cusbooneysiin doono waraaqaha KMG ee loo yaqaano TPS Ilaa 499 qof oo Soomaali ah oo haysata Dukumentiga Nidaamka Badabaadinta KMG ee (Temporary Protected Status (TPS) for Somalia eeTPS  ayaa la sheegay inuu Dukumentiyadaasi ka dhici doono bisha September 17-da […]

- Advertisement -

Waaxda Ammaanka Gudaha ee dalka Maraykanka ayaa sheegtay inay dadka Soomaalida ee ku nool dalkaasi loo cusbooneysiin doono waraaqaha KMG ee loo yaqaano TPS

Ilaa 499 qof oo Soomaali ah oo haysata Dukumentiga Nidaamka Badabaadinta KMG ee (Temporary Protected Status (TPS) for Somalia eeTPS  ayaa la sheegay inuu Dukumentiyadaasi ka dhici doono bisha September 17-da ee sannadkan 2018-ka.

- Advertisement -

Xoghayaha Ammaanka Gudaha ee dalka Maraykanka, Kirstjen Nielsen  ayaa la sheegay inay ansixisay Dib-u-cusbooneysiinta Dukumentiyadaasi, iyadoo la filayey inay Go’aankeeda shaacin doonto bishan July 19-da

Dukumentiga TPS waxa uu dadka Soomaalida u fasaxayaa inay sahqooyin raadsan karaan, isla markaana ay u socdaali karaan Goballadda dalkaasi.

- Advertisement -

Mudanayaal ka tirsan Kongareeska Maraykanka oo uu horkacayey Senator Keith Ellison ee Muslimka ah waxay si wadajir ah u soo saareen Qoraal ay u direen Xoghayayaasha Ammaanka Gudaha iyo Arrimaha Dibedda ee dalkaasi, oo ay ku  codsadeen in Dadka Soomaalida ee dalka Maraykanka ku jooga Nidaamka Badbaadinta KMG (TPS) loo cusbooneysiiyo Dukumentiyadooda,

Golaha Xiriirka Maraykanka iyo Islaamka (CAIR) waxay horey uga digeen in dadka Soomaalida ee uu ka dhacay  Dukumentiyadda TPS aan dib loogu celinin dalkooda

 

Jaylaani Xuseen oo Golahaasi wakiil uga ah  Go

balka Minnestota wax uu ka digay in dadka Soomaalida ee uu ka dhacayo Aqoonsiga Badbaadinta KMG aan dib loogu celinin Somalia, isagoo xusay inay khatar kala kulmi karaan.

320,000 shisheeye oo ka soo kala jeeda 10 Waddan oo ay Somali ku jirta oo  haysta Waraaqaha Badbaadinta KMG ee TPS, ayaa ku nool  Maraykanka, kuwaasi oo 6-dii biloodba mar loo cusbooneysiiyo Dukumentigaas.

 

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories