HomeCaalamkaBasaas u dhalatay Raashiya oo lagu qabtay Maraykanka

Basaas u dhalatay Raashiya oo lagu qabtay Maraykanka

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Waaxda Caddaaladda ee dalka Mraaykanka ayaa sheegtay in Haweeneydaasi oo lagu magacaabo Maria Butina shalay la so otaagay Maxkamadda Washington, kadib, markii lagu helay inay Basaas u ahayd dolwadda Raashiya. Hadal ka soo baxay Waaxda Caddaaladda ayaa lagu sheegay inay Haweeneydaasi jebisay Shaarciga Maraykanka, isla markaana ay Maamulayaasha ka qarisay inay tahay Basaase u adeegaya […]

- Advertisement -

Waaxda Caddaaladda ee dalka Mraaykanka ayaa sheegtay in Haweeneydaasi oo lagu magacaabo Maria Butina shalay la so otaagay Maxkamadda Washington, kadib, markii lagu helay inay Basaas u ahayd dolwadda Raashiya.

Hadal ka soo baxay Waaxda Caddaaladda ayaa lagu sheegay inay Haweeneydaasi jebisay Shaarciga Maraykanka, isla markaana ay Maamulayaasha ka qarisay inay tahay Basaase u adeegaya Dowladda Raashiya

- Advertisement -

Haweeneydaasi oo 29-jir ah ayaa la sheegay inay xiriir la lahayd Shaqsiyaadka Maraykanka ee ka soo horjeeda Siyaasadda Maraykanka.

Xariga Haweeenydaasi ayaa la sheegay iyadoo ay Labada Madaxweyne ee Maraykanka iyo Raashiya kulan ku yeesheen caasimadda dalka Finland ee Helisinki.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories