HomeCaalamkaHeshiiska Donald Trump iyo Kim Jong Un oo muhiimad siiyey Nukliyeer-ka-dhigista iyo...

Heshiiska Donald Trump iyo Kim Jong Un oo muhiimad siiyey Nukliyeer-ka-dhigista iyo Ammaanka Waqooyiga Kuurya

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump iyo Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya, Kim Jong Un oo Kulan Taariikhi ah ku yeeshay dalka Singapore waxay isku raaceen inay ka wada shaqeeyaan sidii loo dhamaystiri lahaa Nukliyeer-ka-dhigista Gacanka Kuurya, iyadoo Dowladda Maraykanka ka go’an tahay inay Ballanqaad dhinaca Ammaanka siiyaan Waqooyiga Kuurya. War-murtiyeedka labada dhinac waxaa lagu sheegay inay Madaxweyne Donald […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump iyo Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya, Kim Jong Un oo Kulan Taariikhi ah ku yeeshay dalka Singapore waxay isku raaceen inay ka wada shaqeeyaan sidii loo dhamaystiri lahaa Nukliyeer-ka-dhigista Gacanka Kuurya, iyadoo Dowladda Maraykanka ka go’an tahay inay Ballanqaad dhinaca Ammaanka siiyaan Waqooyiga Kuurya.

- Advertisement -

War-murtiyeedka labada dhinac waxaa lagu sheegay inay Madaxweyne Donald Trump ka go’an tahay Ammaanka dalka Waqooyiga Kuurya iyo Hoggaamiyahooda iyo dhamasytirka Nukliyeer-ka-dhigista Gacanka Kuurya, inkastoo aan la faahfaahinin qaabka Nukliyeer-ka-dhigista iyo Cunaqabataynta

War-murtiyeedka Wadajirka waxaa kaloo lagu xusay inay labada dhinac isku raaceen sidii lagu heli lahaa haraagga Maxaabiista Dagaalka iyo in kuwa kale ee la la’ yaahay dib loogu soo celin lahaa, balse Heshiiska laguma soo hadal qaadin Cunaqabataynta Caaalamiga ee saaran dalka Waqooyiga Kuurya.

Si kastaba ha ahaatee, waxaa isweydiin mudan Dhaqangalka Heshiiskaasi, Isbedelka Siyaasiga ee Waqooyiga Kuurya iyo Fal-celinta dalalka waa weyn ee Shuuciga ee jaalka la ah dalka Waqooyiga Kuurya oo iyaga indhaha ku haya Heshiiskaasi.

- Advertisement -

WQ. Ustaad Nuradin

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories