HomeWararDhageyso:-Howlgal dad lagu qab qabtay oo laga sameeyey Afgooye,ka dib dilka dhacay

Dhageyso:-Howlgal dad lagu qab qabtay oo laga sameeyey Afgooye,ka dib dilka dhacay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliska Booliska degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa faah faahin ka bixiyey howlgal dad lagu qabqabtay oo xalay laga sameeyey degmadaas kadib markii uu dil ka dhacay. Taliyaha Saldhigga Booliska Afgooye ee G/Shabeellaha Hoose C/qaadir Cismaan Nuunow ayaa sheegay in Askari ka tirsanaa Ciidamada dowladda lagu dilay suuqa degmada,intaasi kadibna ay bibaabeen howlgal lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Booliska degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa faah faahin ka bixiyey howlgal dad lagu qabqabtay oo xalay laga sameeyey degmadaas kadib markii uu dil ka dhacay.

Taliyaha Saldhigga Booliska Afgooye ee G/Shabeellaha Hoose C/qaadir Cismaan Nuunow ayaa sheegay in Askari ka tirsanaa Ciidamada dowladda lagu dilay suuqa degmada,intaasi kadibna ay bibaabeen howlgal lagu boodi goobayey dadkii ka dambeeyey dilkaas.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in tiro dad ah oo ku sugnaa goobtii uu dilka ka dhacay gacanta lagu dhigay kuwaas oo looga shakisan yahay dilkaas,balse ay baaritaan ku hayaan.

Ugu dambeyn waxa uu shegay in amniga Guud ee degmada uu yahay mid wanaagsan,isla markaana Ciidamada dowladda ay howlgal amni ka wadaan halkaas,waxa uuna ugu baaqay Shacabka in ay Ciidamada kala Shaqeeyaan sugida Amniga.

Degamda Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay ka mid tahay degmooyinka ugu amniga xun gobolkaas,waxna mararka qaar weerar ku soo qaada xilliyada habeenkii dagaalamayaasha Al-Shabab.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha Saldhigga Degmada Afgooye.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts