HomeWararDhageyso:-Wasiir ka tirsan Soomaaliland oo gaarey Buuhoodle & Madaxweyne ku xigeenka Puntland...

Dhageyso:-Wasiir ka tirsan Soomaaliland oo gaarey Buuhoodle & Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka tegay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer waxaa Galabta gaarey Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Howlaha guud iyo guryeynta Maamulka Soomaaliland Cabdi Rashiid Ducaale Qambi,iyada oo halkaasi lagu soo dhaweeyey. Wasiirka iyo xubnaha la socday ayaa waxa ay wateen Gaadiid nooca dagaalka ah oo aad u waaweyn,kuwaas oo lagu dhex arkay gudaha Magalada Buuhoodle. Waxka ayar 24 Saacadood […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer waxaa Galabta gaarey Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Howlaha guud iyo guryeynta Maamulka Soomaaliland Cabdi Rashiid Ducaale Qambi,iyada oo halkaasi lagu soo dhaweeyey.

Wasiirka iyo xubnaha la socday ayaa waxa ay wateen Gaadiid nooca dagaalka ah oo aad u waaweyn,kuwaas oo lagu dhex arkay gudaha Magalada Buuhoodle.

- Advertisement -

Waxka ayar 24 Saacadood ayaa Buuhoodle waxaa ka amqan Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdi Xakiin xaaji Cumar Camey oo mudo dhowr cisho ah ku sugnaa Magalada Buuhoodle.

Wasiirka Howlaha guud iyo guryeynta Maamulka Soomaaliland Cabdi Rashiid Ducaale Qambi, oo boqolaal ruux kula hadlay Buuhoodle ayaa sheegay ayaa Shacabka buuhoodle ugu baaqay in aan loogu sacba tumin colaad,isla markaan ay ku fara adeegaan nabadgelyada ay heestaan.

Sidoo kale waxa uu sheegay in Soomaaliland aysan xilligaan diyaar u aheyn in ay dagaal ka abuurtay Buuhoodle,balse Puntland oo waqtigeeda dhamaaday ay taasi bilaabeyso sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Shacabka Magalada Buuhoodle ayaa siweyn oo taageero leh waxa ay u soo dhaweeyeen madaxweyne ku xigeenka Puntland iyaga oo u sheegay in dagaalka ka dhanka ah Soomaaliland ay ka qeyb qaadan doonaan halka markale ay soo dhaweeyeen silmaid ah Wasiirka Howlah Guud ee Maamulka Soomaaliland.

Hoos Ka Dhageyso Codka Cabdi Rashiid Ducaale Qambi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts