HomeWararSawirro:-Madaxweynaha Soomaaliland oo tababar u soo xiray Ciidamo Cusub

Sawirro:-Madaxweynaha Soomaaliland oo tababar u soo xiray Ciidamo Cusub

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Somaliland  Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasabad tababar loogu soo xiray  Ciidamo ka tirsan Maamulka Soomaaliland kuwaas oo tababarka uga socday dugsiga tababarka ee Darar-weyne. Ugu horrayn Madaxweyne Muuse Biixi  ayaa kormeeray xeryaha ciidamadu ku leeyihiin gudaha Darar-weyne, isla markaana u kuur-galay habsami-u-socodka tababarrada kala duwan ee ay ciidamadu halkaas ku qaatan maalin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Somaliland  Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasabad tababar loogu soo xiray  Ciidamo ka tirsan Maamulka Soomaaliland kuwaas oo tababarka uga socday dugsiga tababarka ee Darar-weyne.

Ugu horrayn Madaxweyne Muuse Biixi  ayaa kormeeray xeryaha ciidamadu ku leeyihiin gudaha Darar-weyne, isla markaana u kuur-galay habsami-u-socodka tababarrada kala duwan ee ay ciidamadu halkaas ku qaatan maalin walba.

- Advertisement -

Taliyaha dugsiga Tababarka Jadiidka ee deegaanka Darar-weyne Gaashaanle sare Caamir Siciid Diiriye oo halkaas ka hadlay, ayaa ku dheeraaday heerarkii kala duwanaa ee uu dugsigaasi soo maray iyo waxaana uu ammaanay Ciidamada Cusub ee Maanta tababarka loosoo xiray.

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ugu horrayn ciidamada maanta tababarka loo soo gaba gabeeyey  bogaadiyey, waxaana uu tilmaamay inay yihiin xoog cusub oo kusoo biiray Soomaaliland, isaga ciidamadana ku sifeeyey kuwo danta guud uu rajeynayo in ay ka Shaqeyn doonaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts