HomeCaalamkaBangiyadda Yuhuudda oo la sheegay inay maalgeliyaan Dembiyadda Dagaalka ee ka dhanka...

Bangiyadda Yuhuudda oo la sheegay inay maalgeliyaan Dembiyadda Dagaalka ee ka dhanka ah Reer Falastiin.

Date:

Related stories

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Warbixin ay Hay’adda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights shalay soo saartay ayaa lagu xusay inay Bangiyadda Yuhuudda maalgelin siiyaan Dadka Yuhuudda ee la dejinayo dhulalka laga haysto Falastiin iyo Dagaalka lagu hayo dadka Reer Falastiin. Warbixinta oo ka kooban 41 bog waxaa lagu sheegay in 7-da Banki ee ugu weyn Yuhuudda siiyaan shaqo […]

- Advertisement -

Warbixin ay Hay’adda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights shalay soo saartay ayaa lagu xusay inay Bangiyadda Yuhuudda maalgelin siiyaan Dadka Yuhuudda ee la dejinayo dhulalka laga haysto Falastiin iyo Dagaalka lagu hayo dadka Reer Falastiin.

Warbixinta oo ka kooban 41 bog waxaa lagu sheegay in 7-da Banki ee ugu weyn Yuhuudda siiyaan shaqo dadka Yuhuudda ee la dejiyo dhulalka laga haysto Falastiin iyo inay Bangiyo ka furtaan oo bixiya Tas-hiilaadka lagu ballaarinayo Deegaanadaasi.

- Advertisement -

Hay’adda Human Rights Watch oo fadhigooda dhexe ku yaallo magaalladda New York  waxay kaloo sheegtay in dadka Falastiiniyiintya ee laga masaafurinayo dhulkooda ay tahay Dembi Dgaal oo ay Yuhuudda faraha kula jiraan.

Dhinaca kale, Hay’addu waxay ugu baaqday Bangiyada Yuhuudda uinay joojiyaan Macaamilka gudaha ee ay la leeyihiin dadka Yuhuudda la dejinayo dhulalka Falastiin.

Tan iyo markii ay xoogga kula wareegeen dhulalka Reer Falastiin sannadkii 1967-kii waxa si sharci-darro ah loo dhisay in ka badan 23 goobood oo la dejiyey 600,000 oo qof oo Yuhuud ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories