HomeCaalamkaTurkiga oo sheegtay haddii aan laga iibinin Diyaaradaha F 35 inay meel...

Turkiga oo sheegtay haddii aan laga iibinin Diyaaradaha F 35 inay meel kale ka soo iibsan doonaan.

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Dowladda Turkiga owaxay si cad u sheegay haddii ay Maraykanka ka iibin waayeen  Diyaaradaha Dagaalka ee F 35 inay meel kale ka raadin doonaan Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Turkiga, Mefluut kafusoglu oo la hadlay Telefishinka NTV ayaa hadalkaasi sheegay, wuxuuna tilmamaay inay bixiyeen Kharajka ay Maraykanka kaga iibsanayaan in ka badan 100 Diyaaradaha Dagaalka ee  […]

- Advertisement -

Dowladda Turkiga owaxay si cad u sheegay haddii ay Maraykanka ka iibin waayeen  Diyaaradaha Dagaalka ee F 35 inay meel kale ka raadin doonaan

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Turkiga, Mefluut kafusoglu oo la hadlay Telefishinka NTV ayaa hadalkaasi sheegay, wuxuuna tilmamaay inay bixiyeen Kharajka ay Maraykanka kaga iibsanayaan in ka badan 100 Diyaaradaha Dagaalka ee  F 35.

- Advertisement -

Waxa uu tilmaamay inaysan jirin qorshe ay Dowladda Maraykanka ku soo celinayso Lacagaha hordhaca u ah Khaarjka diyaaradahaasi.

Dowladaha Turkiga iyo Maraykanka oo ka tirsan Isbahaysiga NATO ayaa la sheegay inuusan xiriirkooda fiicnayd, kadib, markii ay Turkiga sheegtay inay Raashiya ka iibsan doonaan Gantaalladda Difaaca Cirka ee S-400.

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories