HomeWararDhageyso:-Sheekh Maxamed Shaakir oo ka hadlay Khilaafka Galmudug kana soo horjeestay Warka...

Dhageyso:-Sheekh Maxamed Shaakir oo ka hadlay Khilaafka Galmudug kana soo horjeestay Warka soo baxay Wasiirka Arrimaha Gudaha

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Weli waxaa meel xasaasi ah maraya muranka ka soo dhex cusboonaaday madaxda maamul goboleedka Galmudug ee salka ku haya qaabkii loo fuliyay heshiiskii awood qeybsi ahaa ee ay ku midoobeen ururka Ahlu-Sunna iyo maamulka Galmudug. Madaxa xukumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan ayaa sheegay in khilaaf uusan jirin, gaashaankana u daruuray baaq uga yimid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Weli waxaa meel xasaasi ah maraya muranka ka soo dhex cusboonaaday madaxda maamul goboleedka Galmudug ee salka ku haya qaabkii loo fuliyay heshiiskii awood qeybsi ahaa ee ay ku midoobeen ururka Ahlu-Sunna iyo maamulka Galmudug.

Madaxa xukumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan ayaa sheegay in khilaaf uusan jirin, gaashaankana u daruuray baaq uga yimid dowladda oo ahaa inay shir lagu xalyinayo khilaafka isugu yimaadaan.

- Advertisement -

Waxa uu hadalkiisa imtaasi ku daray in Maamulka Galmudug waxkasta oo khilaaf ah oo dhexdooda soo galay ay iyaga is xalin doonaan,isla markaana cidii ay doonaan ay wacanayaan.

Isaga oo Wareysi siinayey Idaacadda Voa Laanteeda Afka soomaaliga ayuu beeniyey in isbedel lagu sameeyey heshiiskii Galmudug iyo Ahlusunna ee Jabuuti,kadib markii eedeyn ka timid amdaxweyne ku xigeenka iyo guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug.

Hoos ka Dhageyso Codka Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts