HomeWararIlaalada Xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur & Ciidanka NISA oo is rasaaseeyey

Ilaalada Xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur & Ciidanka NISA oo is rasaaseeyey

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada NISA oo rasaaseeyey Gaari uu watay xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka War Goordhow soo gaaray Radio Dalsan ayaa waxa uu sheegayaa in ay Muqdisho qeybo ka mid ah isku rasaaseyeen Ilaalada Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ka tirsan golaha Shacabka iyo ciidamo ka tirsan NISA. Is rasaaseyntaas ayaa timid kadib markii Gaari nooca aan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada NISA oo rasaaseeyey Gaari uu watay xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka

War Goordhow soo gaaray Radio Dalsan ayaa waxa uu sheegayaa in ay Muqdisho qeybo ka mid ah isku rasaaseyeen Ilaalada Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ka tirsan golaha Shacabka iyo ciidamo ka tirsan NISA.

- Advertisement -

Is rasaaseyntaas ayaa timid kadib markii Gaari nooca aan Xabada Karin ee loo yaqaano(Buruf) ee uu watey xildhibaanka la rasaaseeyey kadib markii uu dhaafay koontoroolka ay ciidamada Nabadsugida ku leeyihiin Viat,waxaan halkaasi ka dhacday is rasaaseyn kooban.

Gaari nooca dagaalka ah oo uu leeyahay Xildhibaanka ayaa intaasi kadib soo gaaray goobta,isaga oo geliyey Xildhibaanka iyo Ciidamadii kale ee la socday.

Majiraan wax khasaaro ah oo ka dhashay is rasaaseyntaas sida aan Wararka ku helnay,weli xildhibaanka kama hadlin dhacdadaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts