HomeCaalamkaTahriibayaal Soomaali ku sugan dalka Liibiya oo ku soo wajahan magaalladda Muqdisho

Tahriibayaal Soomaali ku sugan dalka Liibiya oo ku soo wajahan magaalladda Muqdisho

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Tiro ka mid ah Tahriibayaasha Soomaalida sharci-darradda ku joogta dalkaasi ayaa waxaa shalay loo qeybiyey Dukumentiyadda KMG ee lagu safri karo   (Temporary Travel Documents), kuwaasi oo lagu wado inay dabayaaqada bishan soo gaaraan magaalladda Muqdisho. Telefishinka Dowladda Libya ee (Qanaat Liibiya) ayaa soo bandhigay Warka iyo  Muuqaalka Tahriibayaasha Soomaalida ee loo qeybiyey Dukumentiyadaasi oo iyagoo […]

- Advertisement -

Tiro ka mid ah Tahriibayaasha Soomaalida sharci-darradda ku joogta dalkaasi ayaa waxaa shalay loo qeybiyey Dukumentiyadda KMG ee lagu safri karo   (Temporary Travel Documents), kuwaasi oo lagu wado inay dabayaaqada bishan soo gaaraan magaalladda Muqdisho.

Telefishinka Dowladda Libya ee (Qanaat Liibiya) ayaa soo bandhigay Warka iyo  Muuqaalka Tahriibayaasha Soomaalida ee loo qeybiyey Dukumentiyadaasi oo iyagoo faraxsan kor u haya Dukumentiyadda Travel Documenti-ga.

- Advertisement -

Dhallinyaradaasi waxay  Dukumentiyadaasi shalay lagu guddoonsiiyey  Faraca Hay’adda Kontoroolka Socdaalka ee dalkaasi oo ku yaalla magaalladda Tripoli, gaar ahaan Jidka loogu magac daray Sekka Road.

Madaxa Xafiiska Warbaahinta ee Hay’adda Kontoroolka Socdaalka ee dalkaasi, Xusni Abu Ayana oo ka hadlay Munaasbaadii Tahriibayaasha Soomaalida shalay lagu guddoonsiiyey Dukumentiyadda Socdaalka ayaa xaqiijiyey  inay arrintaasi iska kaashadeen Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR iyo Hay’adda Muhaajiriinta Caalamiga ee IOM

Muhaajiriintaasi ayaa la filayaa inay bishan May 29-da ka soo degaan Garoonka Caalamiga ee Aadan Cadde ee magaalladda Muqdisho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories