HomeCaalamkaNinkii Kenyanka ee lagu eedeeyey inuu Al-Shabaab u fudueyn jirey Warqadaha Aqoonsiga...

Ninkii Kenyanka ee lagu eedeeyey inuu Al-Shabaab u fudueyn jirey Warqadaha Aqoonsiga ee dalkaas oo la soo qabtay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hadal ka soo baxay Boliska dalkaasi ayaa lagu sheegay inay Eedeysanahaasi xalay ku qabteen Tuulladda  Kayoole oo u dhow magaalladda Nairobi. Wargeyska The Star ayaa saakayto qoray in Eedeysanahaasi lagu wareejiyey Boliska La-dagaalanka waxa loogu yeero Argagixisadda, si ay u sameeyaan baaritaano dheeraad ah. Qabashadda Ninkaasi ayaa timid labo maalin kadib, markii ay Boliska Kenya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Boliska dalkaasi ayaa lagu sheegay inay Eedeysanahaasi xalay ku qabteen Tuulladda  Kayoole oo u dhow magaalladda Nairobi.

Wargeyska The Star ayaa saakayto qoray in Eedeysanahaasi lagu wareejiyey Boliska La-dagaalanka waxa loogu yeero Argagixisadda, si ay u sameeyaan baaritaano dheeraad ah.

- Advertisement -

Qabashadda Ninkaasi ayaa timid labo maalin kadib, markii ay Boliska Kenya sheegeen inay madaxiisa dul dhigeen Abaalmarin Lacageed oo dhan Hal million oo Shillinka Kenya.

Dhinaca kale, Boluiska Kenya waxay sheegen inay ku raad joogaan Nin ay ku tuhunsan yahay inuu ka tirsan yahay Xarakadda Alshabaab, waxayna magaciisa ku sheegeen Anthony Munyasya oo lagu naanayso Abdalla, waa sida ay hadalka u dhigeen.

Labo isbuuc ka hor, Afhayeenka Boliska Kenya, Charles Owino ayaa sheegay inuu Ninkaasi xubin ka ahaa Alshabaab tan iyo sannadkii 2014-kii, isla markaana uu dhawaan dib ugu laabtay Kenya.

- Advertisement -

Hay’addaha Ammaanka ee dalkaasi waxay horey uga digeen Weeraro ay Xarakadda Alshabaab ka geystaan gudaha Kenya tan iyo inta lagu guda-jiro bishan Barakaysan ee Ramadaan, waa sida ay hadalka u dhigeen.

Dagaalamayaasha Alshabaab waxay horey wacad ugu mareen inay sii wadi doonaan Hawlgalladda ay ka fuliyaan gudaha dalkaasi iyo La-dagaalanka Askarta Kenyaanka ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM, ilaa Askartaasi laga saarayo gudaha Somalia.

Ciiddankaasi Kenyananka waxay gudaha Somalia ku sugan yihiin tan iyo bishii October 15-dii ee sannadkii 2011-kii.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts