HomeCaalamkaQM oo Ciiddanka Kenya ugu deeqdayso Qalab looga hor-tago qaraxyadda ay...

QM oo Ciiddanka Kenya ugu deeqdayso Qalab looga hor-tago qaraxyadda ay Alshabaab kala kulmaan.

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

 Hay’adda QM ugu qaabilsan Ka-hortaga Miinooyinka ee UNMAS  ayaa la sheegay inay Ciiddanka Kenya ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM ka taageerayaan Tababarka sida looga hortago Miinooyinka dhulka lagu aaso ee loo yaqaano (IED), xilli ay sii kordhayso qaraxyadda ay Xarakadda Alshabaab la beegsadaan Ciiddanka AMISOM ooa y kuwa Kenya qeybta ka yihiin. Ray Nzano […]

- Advertisement -

 Hay’adda QM ugu qaabilsan Ka-hortaga Miinooyinka ee UNMAS  ayaa la sheegay inay Ciiddanka Kenya ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM ka taageerayaan Tababarka sida looga hortago Miinooyinka dhulka lagu aaso ee loo yaqaano (IED), xilli ay sii kordhayso qaraxyadda ay Xarakadda Alshabaab la beegsadaan Ciiddanka AMISOM ooa y kuwa Kenya qeybta ka yihiin.

Ray Nzano oo ah Sarkaal ka tirsan Hay’adda QM ee Ka-hortagga Miinooyinka ee (UNMAS) ayaa u tababaraya Ciiddanka Kenya sidii ay uga gaashaaman lahaayeen Miinooyinka Alshabaab oo ay Askar badan oo Kenyan ah horey ugu geeriyoodeen.

- Advertisement -

Hay’adda QM ugu qaabilsan Ka-hortagga Miinooyinka ee UNMAS waxay Ciiddanbka Kenyanka ka tirsan Hawlgalka AMISOM siinayaan Tababar iyo Taageero Farsamo oo ay ku jiraan Qalabka lagu baaro Miinooyinka, Qalabka Habeenkii wax lagu arko, Eeyda wax urisa iyo Loojistiko kale.

Ilaa 13 qarax ayey Dagaalamayaasha Alshabaab la beegsadeen Askarta Kenya ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM tan iyo bishii Janaayo 13-dii ee sannadkan, iyadoo ay Askar badan ku geeriyoodeen, kuna dhawaacmeen qaraxyadaasi oo badankodoa ka dhacay Jubbooyinka iyo Deegaanadda kaabiga ku haya xuduudka Kenya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories