HomeCaalamkaDad ku geeriyooday qarax ka dhacay Garoon K/cagta oo ku yaalla dalka...

Dad ku geeriyooday qarax ka dhacay Garoon K/cagta oo ku yaalla dalka Afganistan.

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

8 qof ayaa ku geeriyootay, Tobanaan kalena wey ku dhaawacmeen qarax saqdii dhexe ee xalay ka dhacay Garoon K/cagta oo ku yaalla magaalladda JALALAABD ee Bariga dalkaasi,. Garoonkaasi waxa lagu daawanayey Tartanka Ciyaarta KIRIKIT-ka oo lagu maamusayo bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Mas’uul ka tirsan Mamaulka Gobalka, oo lagu magacaabop Sohrab Qaderi ayaa sheegay in […]

- Advertisement -

8 qof ayaa ku geeriyootay, Tobanaan kalena wey ku dhaawacmeen qarax saqdii dhexe ee xalay ka dhacay Garoon K/cagta oo ku yaalla magaalladda JALALAABD ee Bariga dalkaasi,.

Garoonkaasi waxa lagu daawanayey Tartanka Ciyaarta KIRIKIT-ka oo lagu maamusayo bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan.

- Advertisement -

Mas’uul ka tirsan Mamaulka Gobalka, oo lagu magacaabop Sohrab Qaderi ayaa sheegay in Labo Hoobiye ku soo dhaceen Garoonka, iyadoo ay ugu yaraan 6 qof ku geeriyootay, halka 50-kalena ku dhaawacmeen.

Tirada dadka ay waxyeelladdu so ogaartay ayaa laga cabsi qabaa inay sii korodho, iyadoo laga dayrinayo qaar ka mid ah dadkii ku dhawaacmay qaraxaasi.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories