HomeCaalamka(SAWIRO): Gabadhii ugu yarayd ee Reer Falastiin oo ay Askarta Yuhuudda dileen.

(SAWIRO): Gabadhii ugu yarayd ee Reer Falastiin oo ay Askarta Yuhuudda dileen.

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Layla Anwar Al-qanduur oo 8 bilood jir ahayd ayaa u geeriyootay suntii ay Askarta Yuhuudda ku tuurayeen Dibadbaxayaashii Reer Falastiin ee Isniintii la soo dhaafay dhigay Dibaxbax ay kaga horjeedaan Safaaradda Maraykanka ee laga furay magaalladda Barakaysan ee Quddus-ta La-haysto. Ilaa 60 qof ayaa isla maalintaasi laagu dilay Dibadbaxyadda looga soo horjeedo in Safaaradda Mraaykanka […]

- Advertisement -

Layla Anwar Al-qanduur oo 8 bilood jir ahayd ayaa u geeriyootay suntii ay Askarta Yuhuudda ku tuurayeen Dibadbaxayaashii Reer Falastiin ee Isniintii la soo dhaafay dhigay Dibaxbax ay kaga horjeedaan Safaaradda Maraykanka ee laga furay magaalladda Barakaysan ee Quddus-ta La-haysto.

Ilaa 60 qof ayaa isla maalintaasi laagu dilay Dibadbaxyadda looga soo horjeedo in Safaaradda Mraaykanka loo soo wareejiyo magaalladda Quddus.

- Advertisement -

Layla Anwar Al-qanduur waxay noqotay qofkii ugu da’da yaraa ee Falastiini ah oo ku shahiida Dibadbaxyadda haatan ka socda Marinka Qasa, waxayna Falastiiniyiintu dibadbaxyo ku xusayaan 70-guuradii ka soo wareegtay Maalinta ay Yuhuudda xoogga ku qabsadeen dhulalka Falastiin sannadkii 1948-kii, iyadoo Kumanaan Falastiiniyiin ah laga soo barakiciyey Deegaanadooda xoogga lagu haysto.

Shabakadda Falastiin ee Wada-xaajoodka ayaa sheegtay in Layla iyo Qoyska  reer Qanduur yihiin dad ka soo jeeda Deegaanka Al-shaad ama loo yaqaano Xeradda Xeebta oo ku taalla Galbeedka magaalladadda Qasa.

Si kastaba ha ahaatee, Falastiiniyiinta ay Askarta Yuhuudda dileen waxaa ka mid ah ugu yaraan 8 qof oo da’doodu ka hooseyso 18-sanno jir.

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories