HomeCaalamkaWasiiradda Arrimaha Dibedda ee Carabta oo Kulan Degdeg ah ka yeelanaya Falastiiniyiintii...

Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee Carabta oo Kulan Degdeg ah ka yeelanaya Falastiiniyiintii la xasuuqayo.

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Wasiiradda  ayaa la filayaa inay berrito Kulan ku yeeshaan Xarunta Dhexe ee Ururka Jaamacadda Carabta ee magaalladda Qaahira, kadib, markii ay Dowladda Sacuudiga codsatay Kulankaasi. Wakaalladda Wararka Bariga dhexe ee MENA  ayaa sheegtay inay Wasiiradda ka wada hadli doonaan Falki iay Askarta Yuhuudda ku dileen 60 Falastiiniyiin ah meel ku dhow Xuduudka Marinka Qasa uu […]

- Advertisement -

Wasiiradda  ayaa la filayaa inay berrito Kulan ku yeeshaan Xarunta Dhexe ee Ururka Jaamacadda Carabta ee magaalladda Qaahira, kadib, markii ay Dowladda Sacuudiga codsatay Kulankaasi.

Wakaalladda Wararka Bariga dhexe ee MENA  ayaa sheegtay inay Wasiiradda ka wada hadli doonaan Falki iay Askarta Yuhuudda ku dileen 60 Falastiiniyiin ah meel ku dhow Xuduudka Marinka Qasa uu la wadaagto Yuhuudda

- Advertisement -

Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee dalalka Craabta waxay kaloo ka wada arrinsan doonaan Go’aankii sharci-darrada ah ee Safaaradda Mraaykanka loogu soo wareejiyey magaalladda Barakaysan ee Quddus.

Dhinaca kale, Ergadda Joogtadda ee Ururka Jaamacadda Carabta ayaa iyagana maanta Kulan ka yeelanayaa Tacadiga lagu hayo Reer Falstiin iyo Safaaradda ay Maraykanka ja furteen magaalladda Quddus-ta La-haysto,.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories