HomeWararDEG DEG:-Dagaal ka socda deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool

DEG DEG:-Dagaal ka socda deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo daagal u dhaxeeya Ciidamada Maamulada Puntland iyo Soomaaliland. Dagaalka oo aad u xooggan ayaa dadka deegaanka waxa ay sheegayaan in la isku adegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan oo ay ku jiraan kuwa waaweyn. Khasaaro isugu jira dhimasho […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo daagal u dhaxeeya Ciidamada Maamulada Puntland iyo Soomaaliland.

Dagaalka oo aad u xooggan ayaa dadka deegaanka waxa ay sheegayaan in la isku adegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan oo ay ku jiraan kuwa waaweyn.

- Advertisement -

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo labada dhinac ah ayuu dagaalkaas sababay,waxana weli la ogaan Karin khasaaraha rasmiga ah maadaama weli dagaalka halkaasi kas ocdo.

Taliyaha Ciidamada Maamulka soomaaliland General Nuux Taani Ismaaciil oo ku sugan laas caanood ayaa shegay in saakay ay weerar ku soo  qaadeen ciidamada Puntland,isla markaana ay iska difaacayaan.

Dagaalada ayaa kusoo aadaya xilli Wakiilka Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya Michael Keating uu xalinta xiisadaas u tegay Magaalooyinka Garoowe iyo Hargeysa basle ay u muuqato in xiisadu ay sii kacday.

- Advertisement -

Wixii kusoo kordha kala socda radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts