HomeCaalamkaSawirro:-Danjire Jamaal Barrow oo warqadihiisa aqoonsiga safiirnimo u gudbiyay Madaxweynaha Zimbabwe

Sawirro:-Danjire Jamaal Barrow oo warqadihiisa aqoonsiga safiirnimo u gudbiyay Madaxweynaha Zimbabwe

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Madaxweynaha Dalka Zimbabwe Emmerson Dambudzo Mnangagwa ayaa warqadaha aqonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Soomaaliya ee K/Afrika iyo wadamada Afrika qaarkood Ambassador Jamaal Maxamed Barrow,kadib munaasabada ka dhacday magaalada Harare ee xarunta Dalkaasi. Danjire Jamaal Barrow ayaa Emmerson Dambudzo Mnangagwa madaxweynaah Zimbabawe u gudbiyay salaam uu uga siday madaxweynaah Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo,wuxuuna muujiyay […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dalka Zimbabwe Emmerson Dambudzo Mnangagwa ayaa warqadaha aqonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Soomaaliya ee K/Afrika iyo wadamada Afrika qaarkood Ambassador Jamaal Maxamed Barrow,kadib munaasabada ka dhacday magaalada Harare ee xarunta Dalkaasi.

Danjire Jamaal Barrow ayaa Emmerson Dambudzo Mnangagwa madaxweynaah Zimbabawe u gudbiyay salaam uu uga siday madaxweynaah Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo,wuxuuna muujiyay sida Soomaaliya ay diyaarka ugu tahay xoojinta xiriirka labada dal ka dhexeeya,iyo wax wada qabsi oo dhexmara shacabka labada dal.

- Advertisement -

Sidoo kale madaxweynaha Zimbabwe Emmerson Dambudzo Mnangagwa ayaa Danjire Jamaal Barrow ugu soo dhiibay salaam diiran u soo diray madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo,isagoo ku ammaanay dowladda Soomaaliya guulaha ay ka gaartay amnig iyo horumarada kale.

Intii lagu guda jiray munaasabadda guddoonka warqadahaasi aqoosniga safiirnimo,labada dhinac waxaa ay ka wada hadleen kor u qaadista iskaashi dhexmara labada dal,iyadoo sidoo kale danjire Jamaal Barrow uu la kulmay saraakiil sar sare oo ka tirsan Zimbabwe.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories