HomeCaalamkaMadaxweynaha dalka Suudan oo isku shaandheyn ballaaran ku sameeyey Golihiisa Wasiiradda

Madaxweynaha dalka Suudan oo isku shaandheyn ballaaran ku sameeyey Golihiisa Wasiiradda

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wakaalladda Wararka dalkaasi ee SUNA ayaa Waaberigii hore ee saakayto sheegtay inuu Madaxweyne Cumar Al-bashiir  isku-shaandheyn ku sameeyey Golaha Wasiiradda ee dalkaasi. Isku-shaandheyntaasi ayaa ka kooban 8 Wasiir, 5 Wasiiro Dowle iyo 10-Guddoomiye Gobal. Magacaabista xubnaha Golahaasi  ayaa la sheegay in lagu shaacin doono Shir Jaraa’id oo barqanimadda maanta  lagu qaban doono Xarunta Madaxtooydda ee […]

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka dalkaasi ee SUNA ayaa Waaberigii hore ee saakayto sheegtay inuu Madaxweyne Cumar Al-bashiir  isku-shaandheyn ku sameeyey Golaha Wasiiradda ee dalkaasi.

Isku-shaandheyntaasi ayaa ka kooban 8 Wasiir, 5 Wasiiro Dowle iyo 10-Guddoomiye Gobal.

- Advertisement -

Magacaabista xubnaha Golahaasi  ayaa la sheegay in lagu shaacin doono Shir Jaraa’id oo barqanimadda maanta  lagu qaban doono Xarunta Madaxtooydda ee dalkaasi.

Bishi ila soo dhaafay, Madaxweyne Albashiir waxa uu Wareegto xilkii uga qaaday Wasiirkii Arrimaha Dibedda ee dalka Suudaan, Ibraahim Qanduur oo muddo dheer xilkaasi hayey.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories