HomeWararDhageyso:-RW Soomaaliya oo Shuruud ku xiray bixinta lacag loogu tala galay dhameystirka...

Dhageyso:-RW Soomaaliya oo Shuruud ku xiray bixinta lacag loogu tala galay dhameystirka dastuurka dalka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre  oo ka hadlayay dhameystirka dastuurka dalka ayaa sheegay in Dastuurka oo dhameystiran laga doonayo in looga tago Jiilka hadda soo koraayo oo u ula jeedo dhalinayarada Soomaaliyeed. Waxa uu sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay dhameystirka Dastuurka dalka ku bixin doonto lacag dhan 3 Milyan oo Dollar balse uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre  oo ka hadlayay dhameystirka dastuurka dalka ayaa sheegay in Dastuurka oo dhameystiran laga doonayo in looga tago Jiilka hadda soo koraayo oo u ula jeedo dhalinayarada Soomaaliyeed.

Waxa uu sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay dhameystirka Dastuurka dalka ku bixin doonto lacag dhan 3 Milyan oo Dollar balse uu shuruud ku xiray.

- Advertisement -

“Xukuumaddu waxa ay biixn doontaa lacag dhan 3 milyan oo Dollar si Dastuurka loo dhameystiro balse waa in Maskax soomaaliyeed,talo Soomaaliyeed,Midnimo iyo Dhaqaalo Soomaaliyeed uu noqdo mid Dastuurka dalka lagu dhameystiro ayuu yiri RW Kheyre.

Hadalka Ra’iisul Wasaare kheyre ayaa kusoo aadaya xilli Maalintii labaad uu Muqdisho ka socdo Shirweynaha Qaran ee dib u eegsita Dastuurka dalka.

Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts