HomeWararDagaal Maalintii Saddexaad ka socda deegaano ka mid ah gobolka Hiiraan

Dagaal Maalintii Saddexaad ka socda deegaano ka mid ah gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo dagaal maalintii 3-aad galay oo u dhexeeya Al-Shabaab iyo dad xoolo shaqato ah oo gacan ka helaya ciidamada dowladda oo ka socda inta u dhexeysa degmooyinka Moqokori iyo Buulo Burde ayaa waxa ay sheegayaan in qasaara badan uu ka dhashay dagaalka. Ugu yaraan 17 ka tirsan Al-Shabaab iyo 10 […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo dagaal maalintii 3-aad galay oo u dhexeeya Al-Shabaab iyo dad xoolo shaqato ah oo gacan ka helaya ciidamada dowladda oo ka socda inta u dhexeysa degmooyinka Moqokori iyo Buulo Burde ayaa waxa ay sheegayaan in qasaara badan uu ka dhashay dagaalka.

Ugu yaraan 17 ka tirsan Al-Shabaab iyo 10 kamid ah dadka xoolo dhaqatada ah ee dagaalka kula jira Al-Shabaab ayaa la xaqiijiyay inay dagaalka ku dhinteen sadexda maalin ee uu socdo.

- Advertisement -

Wararkii ugu dambeeyay ayaa waxa ay sheegayaan in dagaalka uu sii qaraaraaday isla markaana uu yahay mid aad u culus oo ay labada dhinac isku adeegsnaayan hub culus.

Ciidamada milatariga dowladda oo ku hubeysan gawaarida dagaalka iyo hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa wali kusii qulqulaya aaga uu dagaalka ka socdo.

Saraakiisha ciidamada dowladda ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegeen in maranaba aysan ogolaan doonin in Al-Shabaab ay awood u isticmaalaan shacabka isla markaana xoog uga qaataan xoolohooda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts