HomeWararKhasaaro ka dhashay dagaal dhexmaray Ciidanka dowladda iyo Al-Shabaab

Khasaaro ka dhashay dagaal dhexmaray Ciidanka dowladda iyo Al-Shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal khasaro geystay oo Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ku dhexmaray deegaano hoostaga degamda Qoryooley ee Gobolka Shabellaaha Hoose. Dagaalka ayaa yimid kadib markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen fariisin ciidamada dowladda ku leeyihin duleedka Qorooley,waxaana dadka deegaanka ay sheegeen in dagaal mudo dhowr saacadood ah socday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal khasaro geystay oo Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ku dhexmaray deegaano hoostaga degamda Qoryooley ee Gobolka Shabellaaha Hoose.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen fariisin ciidamada dowladda ku leeyihin duleedka Qorooley,waxaana dadka deegaanka ay sheegeen in dagaal mudo dhowr saacadood ah socday uu halkaasi ka dhacay.

- Advertisement -

Dadka deegaanka weli macadeyn khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaas,balse Al-Shabaab ayaa bogga ay wararka ku qoraan waxa ay ku daabaceen in ay la wareegeen degmada Qoryooley balse maamulku uu beeniyey warkaas.

Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo an la xiriirnay ayaa ka gaabsaday in ay ka hadlaan dagaalkaas,waxa uun ku soo aadaya xilli laabdii malin ee la soo dhaafay ay degmada Walanweyn ka dhaceyn qaarxyo khasaaro farabadan geysteen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts