HomeCaalamkaCiidamada Jubbaland oo Xabsiga dhigay Gabar Facebook ku taageertay dowladda Soomaaliya

Ciidamada Jubbaland oo Xabsiga dhigay Gabar Facebook ku taageertay dowladda Soomaaliya

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wararka nagasoo gaaraya Magalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Jubbaland ay xasbiga dhigeyn Gabar ka mid ah Dadka ku nool Magalada Kismaayo taas oo iyada oo kismaayo ku sugan dad soo dhigay facebook Erayo ay ku taageerayeen Dowladda Soomaaliya ay ka dhiibatay aragteeda qaarkoodna ay share gareysay oo […]

- Advertisement -

Wararka nagasoo gaaraya Magalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Jubbaland ay xasbiga dhigeyn Gabar ka mid ah Dadka ku nool Magalada Kismaayo taas oo iyada oo kismaayo ku sugan dad soo dhigay facebook Erayo ay ku taageerayeen Dowladda Soomaaliya ay ka dhiibatay aragteeda qaarkoodna ay share gareysay oo ay asxaabteeda kale la wadaagtay.

Gabadhas oo lagu Magacaabo Sahro Maxamed Yuusuf ayaa mudo saddex maalin ah u xiran Maamulka Jubbaland balse maanta la ogaaday.

- Advertisement -

Illo xog-ogaal ah ayaa waxa ay sheegeen in xilliga la xirayay ay Suuqa Magalada Kismaayo adeeg kasoo doonatay balse Ciidamada Jubbaland ay halkaasi ka wateyn.

Waxyaabah ay fikirkeeda ku cabirtay ee dowladda lagu taageerayay,isla markaana facebook lasoo dhigay ayaa waxaa ku jiray Erayo loogasoo horjeeday Maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiye Axmed Maxamed Islaam(Madoobe)

Mamulka Jubbaland ayaa horay dhowr mar u xiray dad bartooda facebook ku qoray erayo ka dhan ah maamulka Jubbaland,iyada oo taasi ay walaac ka muujiyeen Bulshada Magalada Kismaayo.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories