HomeWararDhageyo:-Galmudug oo ka hadashay qabshadii Al-Shabaab ee deegaanka Baxdo

Dhageyo:-Galmudug oo ka hadashay qabshadii Al-Shabaab ee deegaanka Baxdo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xalay fiidkii ayay aheyd markii rag ka tirsan Al-Shabaab oo watay gaadiidka dagaalka ay la wareegeen deegaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud,sida ay xaqiijiyeen masuuliyin ka tirsan Maamulka Galmudug. Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab oo hoggaaminayay ciidamada galay baxdo ayaa bulsahda waxa ay u sheegeen in ay la Shaqeeyaan,iyada oo masuuliyiintii Maamulka deegaanka baxdo ay isaga soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xalay fiidkii ayay aheyd markii rag ka tirsan Al-Shabaab oo watay gaadiidka dagaalka ay la wareegeen deegaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud,sida ay xaqiijiyeen masuuliyin ka tirsan Maamulka Galmudug.

Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab oo hoggaaminayay ciidamada galay baxdo ayaa bulsahda waxa ay u sheegeen in ay la Shaqeeyaan,iyada oo masuuliyiintii Maamulka deegaanka baxdo ay isaga soo baxeyn deegaankaas.

- Advertisement -

Taliyaha Amniga deegaankaas  Salaad Cusmaan Xasan ayaa sheegay in deegaanka Baxdo aysan joogin Ciidamo millateri ah basle ay joogan ciidamo yar oo boolis ah,isla markaana taasi ay u fududeysay in Al-Shabaab ay si fudud deegaankaasi ku gaalan.

Waxa uu sheegay in mudo 30 daqiiqo ah ay gacanta ku hayeen markii dambane ay dib ugu laabteen halkii ay ka yimaadeen.

Taliyuhu wax faah faahin intaasi sii dheer kama uusan bixin qabashada Al-Shabaab ee deeganka Baxdo,balse uu sheegay in weli ay u sahlan tahay Al-Shabaab in ay deegaankaas qabsadaan oo ay ku sugan yihiin meel 80 km u jirta.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Taliyaha Amniga deegaanka Baxdo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts