HomeCaalamkaSaldhigyadda Milliteriga Maraykanka oo laga mamnuucay qaar ka mid ah Mobaylada lagu...

Saldhigyadda Milliteriga Maraykanka oo laga mamnuucay qaar ka mid ah Mobaylada lagu farsameeyo dalka Shiinaha

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Afhayeenka Waaxda Gaashaandhigga Maraykanka, Gaashaanle Dave Eastburn ayaa sheegay in lagu amray Ciiddamada ku sugan Saldhigyadda Milliteriga Maraykanka inaysan iibsanin Mobayladda, gaar ahaan noocyadda ay farsameeyaan Shirkadaha  Huawei iyo ZTE phones. Afhayeenka waxa uu tilmaamay inay Mobayladaasi khatar ku yihiin Ammaanka Waaxda Difaaca Maraykanka, isla markaana aan lagu isticmaali Karin Bakhaaradda Hubka ee ku dhex […]

- Advertisement -

Afhayeenka Waaxda Gaashaandhigga Maraykanka, Gaashaanle Dave Eastburn ayaa sheegay in lagu amray Ciiddamada ku sugan Saldhigyadda Milliteriga Maraykanka inaysan iibsanin Mobayladda, gaar ahaan noocyadda ay farsameeyaan Shirkadaha  Huawei iyo ZTE phones.

Afhayeenka waxa uu tilmaamay inay Mobayladaasi khatar ku yihiin Ammaanka Waaxda Difaaca Maraykanka, isla markaana aan lagu isticmaali Karin Bakhaaradda Hubka ee ku dhex yaalla Saldhigyadda Milliteriga Maraykanka.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray inuusan sababo dhinaca Ammaanka u faahfaahin Karin khatarta aan la oggolaan Karin ee Mobayladaasi.

Go’aankan ka soo baxay Waaxda Difaaca Maraykanka ayaa ah dharbaaxadii ugu dambeysay ee lagula kaco Shirkadaha Huawei iyo ZTE oo iyagu Mobaylada iyo Qalabka Isgaarsiinta ku iibiya guud ahaan Dalalka Caalamka.

Ilaa 3,400 Mobaylada Huawei iyo ZIT ayaa la sheegay in sannadkii hore laga iibiyey Saldhigyada Milliteriga Maraykanka.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Shirkadda  Huawei ayaa soo saartay War-saxaafadeed oo ay ku sheegtay inay wax-soo-saarkooda  yihiin kuweo heer sare, isla markaana loo iib geeyo 170 Waddan oo ay Maraykanka ku jirto.

War-saxaafadeedka waxaa kaloo lagu xusay inay si hufan u sameeyaan Qalabkooda, isla markaana aysan Dowladad Shiinaha waax xeer jajab ah kula gelin Farsamaynta Mobayladdaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories