HomeWararDEG DEG:-Dil goordhow ka dhacay Magalada Muqdisho

DEG DEG:-Dil goordhow ka dhacay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kooxo hubeysan ayaa goordhow waxaa ay dilka geysteen qeybo ka mid ah degmada boondheere ee Gobolkan Banaadir. Dilka ayaa waxa uu ka dhacay maqaaxi ku taalla ka soo horjeedka Isbitaalka lagu Magacaabo kulmiye oo ku yaalla degmada Boondheere,waxana goobjoogayaal ay sheegeen in goobta ka baxsadeen dadkii dilka geystay. Kooxaha oo ku hubeysnaa bustoolado ayaa la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo hubeysan ayaa goordhow waxaa ay dilka geysteen qeybo ka mid ah degmada boondheere ee Gobolkan Banaadir.

Dilka ayaa waxa uu ka dhacay maqaaxi ku taalla ka soo horjeedka Isbitaalka lagu Magacaabo kulmiye oo ku yaalla degmada Boondheere,waxana goobjoogayaal ay sheegeen in goobta ka baxsadeen dadkii dilka geystay.

- Advertisement -

Kooxaha oo ku hubeysnaa bustoolado ayaa la sheegay in dhowr Xabadood ay ku dhufteen Ruux fadhiyey goobta maqaaxidaha ah oo Magaciisa lagu soo koobay Cali,isla markaana isla goobta uu ku geeriyooday.

Weli lama oga waxa uu yahay qofka la dilay iyo sababta loo dilay,waxana wararka nasoo gaaraya ay sheegayaan in xaalada goobta dilka uu ka dhacay ay tahay mid lagu kala cararay.

Goordhow kala socda faah faahinta Warkan Radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts