HomeWararRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo goordhow ka  duulay Garoonka Aadan-Cadde ee Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo goordhow ka  duulay Garoonka Aadan-Cadde ee Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo  ayaa Maanta waxa uu u ambabaxay Magalada Barasalis ee Wadanka Biljamka,halkaaso oo uu shir uga qeyb gali doono. Ra’iisul Wasaare kheyre ayaa ka hor safarkiisa ee Wadanka Biljamka waxa uu Garoonka Aadan-Cadde kusoo dhaweeyay Ciyaartoyda Xulka 17-jirada dalkeena Soomaaliya ee dalka Burundi uga  qeyb galay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo  ayaa Maanta waxa uu u ambabaxay Magalada Barasalis ee Wadanka Biljamka,halkaaso oo uu shir uga qeyb gali doono.

Ra’iisul Wasaare kheyre ayaa ka hor safarkiisa ee Wadanka Biljamka waxa uu Garoonka Aadan-Cadde kusoo dhaweeyay Ciyaartoyda Xulka 17-jirada dalkeena Soomaaliya ee dalka Burundi uga  qeyb galay tartanka Bariga & Bartamaha Afrika.

- Advertisement -

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa dalka Bilkamka waxa uu uga qeybgeli doonaa shir looga hadlayo dib-udhiska ciidamada Qaranka Soomaaliya iyo sidoo amniga dalka ay kala wareegi lahaayeen Ciidamada AMISOM.

Shirkaas ayaa waxaa ka qeybgalaya Madax ka socota dowladaha taageera Soomaaliya iyo Hay’addaha deeqaha bixiya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts