HomeWararSawirro:-Madaxweynihii hore ee Maamulkii Ximin & Xeeb oo gaaray Gaalkacyo

Sawirro:-Madaxweynihii hore ee Maamulkii Ximin & Xeeb oo gaaray Gaalkacyo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa Maanta gaaray isla markaana lagu soo dhaweeyey Madaxweynihii hore ee Maamulkii ximin iyo Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan(Tiiceey) Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa Tiiceey ku soo dhaweeyey Gaalkacyo,waxna wehlinaya kuxigeenkiisii hore Cabdiraxmaan Shaati Cadde IYO Xubno kale. Maxamed Cabdullaahi Aadan(Tiiceey) ayaa dhawaan soo gaaray Magalada Muqdisho,waxana mudo Afar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa Maanta gaaray isla markaana lagu soo dhaweeyey Madaxweynihii hore ee Maamulkii ximin iyo Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan(Tiiceey)

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa Tiiceey ku soo dhaweeyey Gaalkacyo,waxna wehlinaya kuxigeenkiisii hore Cabdiraxmaan Shaati Cadde IYO Xubno kale.

- Advertisement -

Maxamed Cabdullaahi Aadan(Tiiceey) ayaa dhawaan soo gaaray Magalada Muqdisho,waxana mudo Afar Sano ah uu ku xirnaa Wadanka Belgium-ka kadib markii lagu soo eedeeyey in uu xiiriir la leeyahay Burcad Baddeeda Soomaalida wallow markii dambe dambigas lagu waayay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts