HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Magalada Baladweyne

Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Magalada Baladweyne

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa in ay goordhow u ambabaxaan Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiran. Madaxweynaha ayaa Baladweyne u tegi doona in uu la qeybsado Shacabka Baladweyne dhibaatada ka soo gaartay fahataadu uu sameeyey Wabiga Shabeelle. Garoonka Diyaaradaha Magalada Baladweyne ayaa haatan ah mid xiran oo an wax […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa in ay goordhow u ambabaxaan Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiran.

Madaxweynaha ayaa Baladweyne u tegi doona in uu la qeybsado Shacabka Baladweyne dhibaatada ka soo gaartay fahataadu uu sameeyey Wabiga Shabeelle.

- Advertisement -

Garoonka Diyaaradaha Magalada Baladweyne ayaa haatan ah mid xiran oo an wax diyaarad ah ku degi Karin balse Maadxweynaha iyo Xubnaha la socda ay halkaasi  ku tegi doonaan Diyaarad Helicopter ah.

Qaban qaabadii u dambeysay ee safarka Madaxweyne Farmaajo ee Baladweyne ayaa iminka ka socota Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts