HomeWararDEG DEG:-laba Musharax oo ka tanaasulay doorashada

DEG DEG:-laba Musharax oo ka tanaasulay doorashada

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa goordhow shaaciyey in uu ka tanaasulay in uu ka qeyb galo tartanka loo galayo doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka Shariif Maxamed Cabdalla. Shariif Maxamed Cabdalla ayaa sheegay in uu ka tanaasulay in uu wareega labaad u tartamo xilka guddoomiyaha Golaha Shacabka sababo uu ku sheegay in uusan xiliigaan tartanka uga qeybgeli Karin oo ah in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa goordhow shaaciyey in uu ka tanaasulay in uu ka qeyb galo tartanka loo galayo doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka Shariif Maxamed Cabdalla.

Shariif Maxamed Cabdalla ayaa sheegay in uu ka tanaasulay in uu wareega labaad u tartamo xilka guddoomiyaha Golaha Shacabka sababo uu ku sheegay in uusan xiliigaan tartanka uga qeybgeli Karin oo ah in uusan heysan codad badan.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa tartanka isaga haray Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen,

Haatan waxaa la guda galayaa wareega labaad oo ay ku tartami doonaan Maxamed Mursal sheikh Cabdiraxmaan iyo Ibraahim Isaaq Yaroow.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts