HomeWarar4 musharax oo u gudubtay Wareega 2aad ee doorashada

4 musharax oo u gudubtay Wareega 2aad ee doorashada

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa goordhow soo gaba gabowday Wareega 1ad ee tirinta Codadka musharxiinta u taagan qabashada xilka guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya,waxana maanta codeeyay 266 Xildhibaan waxana ay musharixiinta codadka u kala heleen. Xildhibaan Maxamed Mursal Sh 83 Cod 2-Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow 69 Cod 3- Xildhibaan C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen 54 cod 4- Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa goordhow soo gaba gabowday Wareega 1ad ee tirinta Codadka musharxiinta u taagan qabashada xilka guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya,waxana maanta codeeyay 266 Xildhibaan waxana ay musharixiinta codadka u kala heleen.

Xildhibaan Maxamed Mursal Sh 83 Cod

- Advertisement -

2-Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow 69 Cod

3- Xildhibaan C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen 54 cod

4- Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla 19 cod

- Advertisement -

5-Xildhibaan Cali Sheekh Nuur 16 cod

6- Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow 7-cod

7- Xildhibaan Maxamud Macalin Yaxye 7-cod

8- Xildhibaan Shariif Sheekhunaa Maye 5-cod

9- Xildhibaan Idris Cabdi Dhaqtar  iyo Xildhibaan Iimaan C/laahi Nuur  min 3 cod

10 musharax ayaa ku tartamay doorashada balse waxaa Wareega 1aad ku haray ilaa 6 musharax iyada oo ay isku soo hareen ilaa 4 musharax oo kala ah

Maxamed Mursal Sh,Cabdiraxmaan oo helay 83 cod

Ibraahim Isaaq Yarow oo helay 69 cod

Cabdi Casiis Xasan Maxamed lafta Gareen oo helay 54 cod

Iyo Shariif Maxamed Cabdalla oo helay 19 cod

4 musharax ayaa ku tartami doona Wareega labaad ee doorashada oo ka sii xiiso badan Wareegii 1aad.

 

Goordhow waxaa la guda geli doonaa Wareega 2aad ee doorashada,iyada oo an weli la saadaalin Karin cida ku guuleysan karta doorashada xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts