HomeWararSawiro:-Taliyaha Ciidanka Booliska oo kormeeray Xarunta Dambi baarista ee C.I.D oo dib...

Sawiro:-Taliyaha Ciidanka Booliska oo kormeeray Xarunta Dambi baarista ee C.I.D oo dib u dayactir uu ka socda

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko oo ay wehliyeen  qaar kamid ah Sarreeyeyaasha iyo Saraakiisha Ciidanka  Booliska, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey Xarunta dambi baarista CID oo ay ka socoto howlo dib u dayactir ah oo  lagu sameynayo xaruntaasi. Taliyaha, ayaa mid mid u soo indha indheeyey qeybaha kala duwan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko oo ay wehliyeen  qaar kamid ah Sarreeyeyaasha iyo Saraakiisha Ciidanka  Booliska, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey Xarunta dambi baarista CID oo ay ka socoto howlo dib u dayactir ah oo  lagu sameynayo xaruntaasi.

Taliyaha, ayaa mid mid u soo indha indheeyey qeybaha kala duwan ee dhismaha iyo dib u dayactirka lagu sameynayo, waxaana warbixin kooban oo ku saabsan sida ay u socoto Shaqada  Laanta Dambi baarista Booliska siiyey Taliyaha Xaruntaasi.

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa sheegay in Qarasha ku baxaya dib u dayactirka lagu sameynayo Xaruntaan uu bixinayo Taliska Ciidanka Booliska, islamarkaana aysan aheyn kaalmo ka timid dad kale, isaggoo xusay in Taliska uu sameeyey qorshe lagu dhisayo dhammaan xarumihii Ciidanka Booliska ee ku burburay dagaaladii kala duwanaa ee dalka ka dhacay.

Qorshaha lagu dhisayo Xarunta Laanta dambi baarista Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee CID, ayaa waxa uu qeyb ka yahay qorshaha Taliska Ciidanka Booliska uu dejiey ee ku aadan dhib u dhiska Xarumihii Ciidanka, waxaana sidan oo kale dib u dayactir  lagu wadaa Xarunta Taliska Qeybta booliska G/banaadir, Xarunta Isgaarsiinta Ciidanka ee OTO OTO iyo Xarumo kale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts