HomeWararKu xigeenkii hore ee Duqa M/Gaalkacyo oo xil looga magacaabay Xafiiska Ra’iisul...

Ku xigeenkii hore ee Duqa M/Gaalkacyo oo xil looga magacaabay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xafiiska Ra’iisul Wasaraha Soomaaliya ayaa waxaa loo Magacaabay Agaasime Cusub oo dhanka Warfaafinta ah,waxana xilkaas loo Magacaabay Yacquub Maxamed Cabdalla. Baaritaano dheer kadib ayaa Warar ay heshay Dalsan waxa ay sheegayaan in Yacquub Maxamed Cabdalla uu mar soo noqday  ku xigeenkii hore ee Duqa Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Yacquub Maxamed Cabdalla ayaa Sanadkii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xafiiska Ra’iisul Wasaraha Soomaaliya ayaa waxaa loo Magacaabay Agaasime Cusub oo dhanka Warfaafinta ah,waxana xilkaas loo Magacaabay Yacquub Maxamed Cabdalla.

Baaritaano dheer kadib ayaa Warar ay heshay Dalsan waxa ay sheegayaan in Yacquub Maxamed Cabdalla uu mar soo noqday  ku xigeenkii hore ee Duqa Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

- Advertisement -

Yacquub Maxamed Cabdalla ayaa Sanadkii 2014,kii waxa uu ku xigeen u ahaa Duqii hore ee degmada Gaalkacyo Maamulka Puntland Cabdi Casiis Jaamac Nugaal,kadib doorasho Golle deegaan oo lagu qabtay Magalada Gaalkacyo.

Yacquub Maxamed Cabdala ayaa sidoo kale ka mid ahaa Wariyaasha ugu caansan gobolka Mudug,isaga oo howlgeli jiray Radio Gaalkacyo sidoo kalena Wakiil uga ahaa Tv-ga Universal.

Hadda Cabdi Casiis Jaamac Nugaal waxa uu yahay Agaasimaah Xafiiksa Ra’iisul Wasaaraah soomaaliya Xasan Cali kheyre uu uu u qaabil sanaan doono dhanka Saxaafadda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts