HomeWararDhageyso:-Wasaaradda Amniga oo Warka soo saartay Hubkii lagala baxay Xerada Gen,Golden ee...

Dhageyso:-Wasaaradda Amniga oo Warka soo saartay Hubkii lagala baxay Xerada Gen,Golden ee Muqdisho lagu iibinayay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ilaa iyo shalay, waxaa baraha bulshada heystay war ay qortay wakaaladda wararka Reuters oo sheegayay in hub lagala baxay xeradii Imaaraadku uu ku tababari jiray ciidamada. Hubkaasi, ayay sida Reuters qortay lagu iibsanayay suuqyada magaalada Muqdisho. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Cabdi CAsiis Cali Ibraahim xildhibaan oo la hadlayay Idaacada Voa-da laanteeda Afka Soomaaliga ayaa shegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ilaa iyo shalay, waxaa baraha bulshada heystay war ay qortay wakaaladda wararka Reuters oo sheegayay in hub lagala baxay xeradii Imaaraadku uu ku tababari jiray ciidamada. Hubkaasi, ayay sida Reuters qortay lagu iibsanayay suuqyada magaalada Muqdisho.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Cabdi CAsiis Cali Ibraahim xildhibaan oo la hadlayay Idaacada Voa-da laanteeda Afka Soomaaliga ayaa shegay in warkaas ay qoreen Warbaahinada uusan aheyn mid wax ka jira,isla markaana la eben abuuray.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in aan wa cadeyn ah loo heyn in hubkaas uu yahay midkii la sheegayay in lagala baxay Xarunta Dugsiga tababarka Gen,Golden oo ay Imaaraadka Ciidamo ka tirsan Dowladda wax ku tababari jireyn.

Hoos Ka Dhageyso Codka Cabdi Casiis Xildhibaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts