HomeWararMuuqaalka Duqeyntii lagu dilay Hoggaamiye Sare oo ka tirsan Xuutiyiinta Yemen oo...

Muuqaalka Duqeyntii lagu dilay Hoggaamiye Sare oo ka tirsan Xuutiyiinta Yemen oo la soo bandhigay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Telefishinka Al-carabiya ee laga leeyahay Sacuudiga, balse Xaruntiisa Dhexe ku taallo Imaaraadka Craabta ayaa maanta soo bandhigay Muuqaalka Duullaankii Diyaaradaha Isbahaysiga Sacuudiga ee fuliyey duqeyntii lagu dilay Madixii Golaha siyaasadda ee xuutiyiinta, Saalax Cali Al-samad. Telefishinka ayaa sheegay inay heleen Muuqaalka muujinaya isla daqiiqadii ay Duqeyntaasi dhacday. Xogta Telefishinka Al-carabiya ayaa lagu sheegay in Hoggaamiyahaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Telefishinka Al-carabiya ee laga leeyahay Sacuudiga, balse Xaruntiisa Dhexe ku taallo Imaaraadka Craabta ayaa maanta soo bandhigay Muuqaalka Duullaankii Diyaaradaha Isbahaysiga Sacuudiga ee fuliyey duqeyntii lagu dilay Madixii Golaha siyaasadda ee xuutiyiinta, Saalax Cali Al-samad.

Telefishinka ayaa sheegay inay heleen Muuqaalka muujinaya isla daqiiqadii ay Duqeyntaasi dhacday.

- Advertisement -

Xogta Telefishinka Al-carabiya ayaa lagu sheegay in Hoggaamiyahaasi lagu dilay duqeyn ka dhacday meel ku dhow Deegaanka Al=burayhi ee Koonfurta Gobalka Xudeydah.

Al-carabiya waxay kaloo sheegtay inuu Hoggaamiyahaasi xabsi guri lagu hayey dhowrkii isbuuc ee la so odhaafay, kadib, markii uu khilaaf soo dhex galay isaga iyo HOGGAANKA Sare ee Xuutiyiinta.

Maleshiyadda Kooxda Xuutiyiinta waxay xaqiijiyeen dilka Saalax Cali Al-samad, oo isagu ah Hoggaamiyaha Labaad ee ay Isbahaysiga Sacuudiga ku  raad joogeen.

- Advertisement -

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA:

ara.tv/w6rvc

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts