HomeWararDhageyso:-Feysal Cali Waraabe”Heshiiskii Dekada Berbera Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxka ogaa anna...

Dhageyso:-Feysal Cali Waraabe”Heshiiskii Dekada Berbera Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxka ogaa anna Goobjoog ayaan ka ahaa”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng, Feysal Cali Waraabe ayaa cadeeyay halka dowlada Soomaaliya kas oo gashay heshiiskii dekada Magalada Berbera taas oo saameyn weyn ku yeelatay Siyaasada dalka Soomaaliya. Eg,Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in hehsiiskii dekada magalada Berbera uu ahaa mid wax badan soo jiitamayey,isla markaana si Isfahan ah uu ku dhexmaray […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng, Feysal Cali Waraabe ayaa cadeeyay halka dowlada Soomaaliya kas oo gashay heshiiskii dekada Magalada Berbera taas oo saameyn weyn ku yeelatay Siyaasada dalka Soomaaliya.

Eg,Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in hehsiiskii dekada magalada Berbera uu ahaa mid wax badan soo jiitamayey,isla markaana si Isfahan ah uu ku dhexmaray Madaxweynayashii hore ee Soomaaliya iyo Soomaaliland ee Xaan Sheekh Maxamuud iyo Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) Waxa uu sheegay in isagu uu goobjoog ka ahaa heshiiskaas kaas oo ahaa mid soconayey mudo 9 Bilood ah,sial markaana dhankooda uu u saxiixay Wasiirkii Arrimaha Dibada Soomaaliland.

- Advertisement -

Hadalka Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng, Feysal Cali Waraabe ayaa meesha ka saaraya beenintii Maamulka Soomaaliland ee ahaa in heshiiskii dekada Berbera ay qeyb ka aheyd dowladdii Xasan Sheekh Maxamuud kadib markii warkaasi uu ka soo baxay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibada Imaaraadka Carabta Anwar Qarqaash.

Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng, Feysal Cali Waraabe.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts