HomeCaalamkaMuwaadin Somaliyeed oo Daroogo u iibiyey, si uu u helo kharash uu...

Muwaadin Somaliyeed oo Daroogo u iibiyey, si uu u helo kharash uu ku cusbooneysiiyo Aqoonsiga uu ku joogo Malta

Date:

Related stories

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Maxkamad ku taalla Jesiiradda Malta  ayaa la soo tagaay Maxamed Cumar Ciise oo 22-jir ah, kaasi oo lagu helay inuu  iibinayey Daroogada nooca loo yaqaanoMURJUWAANAHA. Eedeysanahaasi waxa uu Maxkamadda horteeda ka qirtay Dembiga lagu soo oogay, isago sheegay inuu Daroogada u iibinayey si uu u helo 80 EURO oo ah Kharajkii uu ku cusboonsiisan lahaa Waraaqaha Aqoonsiga […]

- Advertisement -

Maxkamad ku taalla Jesiiradda Malta  ayaa la soo tagaay Maxamed Cumar Ciise oo 22-jir ah, kaasi oo lagu helay inuu  iibinayey Daroogada nooca loo yaqaanoMURJUWAANAHA.

Eedeysanahaasi waxa uu Maxkamadda horteeda ka qirtay Dembiga lagu soo oogay, isago sheegay inuu Daroogada u iibinayey si uu u helo 80 EURO oo ah Kharajkii uu ku cusboonsiisan lahaa Waraaqaha Aqoonsiga ee uu ku joogo Jesiiradda Malta.

- Advertisement -

Maxkamaddu waxay Eedeysane Maxamed Cumar Ciise ku xukumay Xabsi 9 bilood iyo Ganaax Lacageed oo dhan 700 oo EURO.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories