HomeCaalamkaImaaraadka oo Markab keenay Muqdisho si ay u rartaan..

Imaaraadka oo Markab keenay Muqdisho si ay u rartaan..

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Warar aan ka helnay Dekadda Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in Imaaraadka Carabta ay Dekada weyn ee Muqdisho keeneen Markab Weyn si ay ugu rartaan Qalabka milateri ee ka yaalla muqdisho. Illo xog-ogaal ah ayaa inoo xaqiijiyey in Imaaraadka xerada tababarka ee Janaraal Goldan kala soo baxeyn Gawaarida Ciidamada Bullet Proof iyo sidoo kale Qalab […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar aan ka helnay Dekadda Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in Imaaraadka Carabta ay Dekada weyn ee Muqdisho keeneen Markab Weyn si ay ugu rartaan Qalabka milateri ee ka yaalla muqdisho.

Illo xog-ogaal ah ayaa inoo xaqiijiyey in Imaaraadka xerada tababarka ee Janaraal Goldan kala soo baxeyn Gawaarida Ciidamada Bullet Proof iyo sidoo kale Qalab ciidan,iyaga oo geeyey dekada Muqdisho si ay markabkaas ugu rartaan dibna ugu celiyaan dalkooda.

- Advertisement -

Arrintaan oo weli aysan ka hadlin laamaha amniga Soomaaliya ayaa daba jooga khilaaf Siyaasadeed oo u dhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo Imaaraadka,waxaana dhawaan Dowladda Imaaraadka ay ku dhawaaqday in ay joojisay tababarkii Ciidan oo ay ka waday Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa dhawaan sheegay in uu jiro wadahal u socda Dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka si xal looga gaaro khilaafka soo kala dhex galay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts