HomeCaalamkaDEG DEG:-Madaxweyne Erdogan oo ku dhawaaqay Doorasho xilligeeda laga soo hormariyey

DEG DEG:-Madaxweyne Erdogan oo ku dhawaaqay Doorasho xilligeeda laga soo hormariyey

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha dalka Turkiga, Rajab Dayib Erdogan ayaa goor dhow ku dhawaaqay Doorasho Degdeg ah oo xilligeeda laga soo hormariyey in la qaban doono 24-ka bisha June ee soo socota. Erdogan ayaa hadalkaasi ku sheegay War uu ka soo saaray Qasriga Madaxtooyadda Turkiga, kadib, markii uu kulan la yeeshay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Xarakutul-qowmiyah (Nationalist Movement), […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Turkiga, Rajab Dayib Erdogan ayaa goor dhow ku dhawaaqay Doorasho Degdeg ah oo xilligeeda laga soo hormariyey in la qaban doono 24-ka bisha June ee soo socota.

Erdogan ayaa hadalkaasi ku sheegay War uu ka soo saaray Qasriga Madaxtooyadda Turkiga, kadib, markii uu kulan la yeeshay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Xarakutul-qowmiyah (Nationalist Movement), Duluhu Bechili.

- Advertisement -

Hoggaamiyaha Mucaaradka waxa uu  shalay Hindise ahaan u soo jeediyey in la soo dedejiyo qabashadda Doorashadaasi, oo horey loo qorsheeyey in la qabto dhamaadka sannadka soo socda ee 2019-ka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories