HomeWararDhageyso:-Maxaa ka jira in musharax gaar ah ay wataan Xildhibaanadii mooshinka ka...

Dhageyso:-Maxaa ka jira in musharax gaar ah ay wataan Xildhibaanadii mooshinka ka gudbiyey Jawaari?

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa haatan socdo loolan loogu jiro shaqsigii noqon lahaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya ee bedeli lahaa guddoomiyihii is casilay ee Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Waxaa jira tiro musharixiin ah oo u taagan qabashada xilka guddoomiyenimo ee Golaha Shacabka,kuwaas oo kulamo gooni gooni ah la yeelanaya xildhibaannada,waxana soo baxayay warar sheegayay in Xildhibaannadii mooshinka ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa haatan socdo loolan loogu jiro shaqsigii noqon lahaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya ee bedeli lahaa guddoomiyihii is casilay ee Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Waxaa jira tiro musharixiin ah oo u taagan qabashada xilka guddoomiyenimo ee Golaha Shacabka,kuwaas oo kulamo gooni gooni ah la yeelanaya xildhibaannada,waxana soo baxayay warar sheegayay in Xildhibaannadii mooshinka ka gudbiyey Jawaari ay wataan musharax gaar ah.

- Advertisement -

Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan Xildhibaanadii mooshinka horay uga gudbiyey Jawaari ayaa sheegay in  marnaba aysan ku fikirin ay ay musharax gaar ah keensadaan,waxa uuna beeniyey in ay jiraan xiligaan musharax gaar ah oo ay wataan.

Waxa uu sheegay in ay suurtagal tahay in musharax gaar ah la isla fahmo,balse waqtigaan uusan jirin wax u qorsheysan oo ku aadan in ay wataan musharax ay la doonayaan guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa jirtay hadalheyn ku aadan in musharixiin gaar ah ay kala wataan xildhibaanada iyo Madaxtooyada wallow sidhab ah aan loo wada cadeyn.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts