HomeWararXildhibaan ku geeriyooday Magaalada Hargeysa

Xildhibaan ku geeriyooday Magaalada Hargeysa

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Magalada Hargeysa waxaa Maanta ku geeriooday xildhibaan Ibraahim Axmed Heybe(Kacaan) oo ka mid ahaa Golaha Wakiilada Maamulka Soomaaliland. Xildhibaanka ayaa la sheegay in uu xanuunsanayay bilihii la soo dhaafay,waxa uuna ka mid ahaa Xisbiga Kulmiye ee hadda haya talada Maamulka Soomaaliland,isla markaana uu Madaxda ka yahay Muuse Biixi Cabdi. Masuuliyiinta ugu sareysa Maamulka Soomaaliland ayaa […]

- Advertisement -

Magalada Hargeysa waxaa Maanta ku geeriooday xildhibaan Ibraahim Axmed Heybe(Kacaan) oo ka mid ahaa Golaha Wakiilada Maamulka Soomaaliland.

Xildhibaanka ayaa la sheegay in uu xanuunsanayay bilihii la soo dhaafay,waxa uuna ka mid ahaa Xisbiga Kulmiye ee hadda haya talada Maamulka Soomaaliland,isla markaana uu Madaxda ka yahay Muuse Biixi Cabdi.

- Advertisement -

Masuuliyiinta ugu sareysa Maamulka Soomaaliland ayaa ka tacsiyadeysay geerida xildhiaban Ibraahim Axmed Heybe,iyada oo lagu wado in Maalinta berito ah lagu aaso Magaalada Hargeysa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories