HomeWararDhageyso:-Maamulka G/Banaadir oo sheegay in caddaaladda la horkeenayo Kooxo dil iyo dhaawac...

Dhageyso:-Maamulka G/Banaadir oo sheegay in caddaaladda la horkeenayo Kooxo dil iyo dhaawac ka geystay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kadib dilkii xalay gudaha degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir loogu geystay gudoomiye Waaxeed ka tirsanaa degmadaas oo lagu Magacaabi jiray Fagaase,ayaa maamulka gobolka Banaadir waxa uu sheegay in Cadaalada la horkeeni doono dadkii ka dambeeyay dilkaas. Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir Cabdifitaax Cumar Xalane oo sigaar ah ula hadlay Radio Dalsan ayaa marka hore waxa uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib dilkii xalay gudaha degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir loogu geystay gudoomiye Waaxeed ka tirsanaa degmadaas oo lagu Magacaabi jiray Fagaase,ayaa maamulka gobolka Banaadir waxa uu sheegay in Cadaalada la horkeeni doono dadkii ka dambeeyay dilkaas.

Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir Cabdifitaax Cumar Xalane oo sigaar ah ula hadlay Radio Dalsan ayaa marka hore waxa uu ka tacsiyadeeyey dilka gudoomiye Waaxeedka iyo Saaxiibkiis,iyada oo dadkii ka dambeyey dilkaas ay baxsadeen.

- Advertisement -

Afhayeen Xalane ayaa waxa uu sheegay in baaritaano lagu haayo kooxihii ka dambeeyey dilka gudoomiye Waaxeedka,isla markaana dhawaan Cadaalada lahorkeeni doono.

Ma ahan Gudoomiye Waaxeedkii ugu horeeyey ee lagu dilo Magalada Muqdisho,waxana horay loo dilay Gudoomiye Waaxeedyo degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir,iyada oo ilaa iyo hadda aysan jirin dad loo qabtay dilalkaas.

Hoos Ka Dhageyso Codka Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts