HomeWararDhageyso:-Gudoomiye Jawaari oo shaaciyey sababtii loo baajiyey kulankii Baarlamaanka

Dhageyso:-Gudoomiye Jawaari oo shaaciyey sababtii loo baajiyey kulankii Baarlamaanka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in kulankii Golaha Shacabka ee la hakiyo uu socdsaday madaxweyne Farmaajo,isla marakana laga aqabalay. Isaga oo faah faahinayay kulan ay qaateen Madaxweyne Farmaajo isaga iyo labadiisa ku xigeen si xaalada loo dejiyo. “Aniga iyo labadeyda ku xigeen waxaa inoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in kulankii Golaha Shacabka ee la hakiyo uu socdsaday madaxweyne Farmaajo,isla marakana laga aqabalay.

Isaga oo faah faahinayay kulan ay qaateen Madaxweyne Farmaajo isaga iyo labadiisa ku xigeen si xaalada loo dejiyo.

- Advertisement -

“Aniga iyo labadeyda ku xigeen waxaa inoo yeeray  madaxweyne Faramajo wuxuuna naga codsaday in la hakiyo kulanka Golaha Shacabka ee maanta si loo dejiyo xaalada siyaasadeed ee dalka amaga oo ka fikireyna mustaqbalka Ummadda Soomaaliyeed madaxweynuhuna wuu naga aqbalay ayuu yiri Gudoomiye Maxamed sheikh Cusmaan Jawaari”

Xiisada Siyaasadeed ee dalka ayaa gaartay meeshii ugu darneyd,waxana saakay inta badan la xiray Wadooyinka waawyen ee Muqdisho wallow markii dambe dib loo furay,waxana la oegyn halka ay ku dambeyn doonto xiisada u dhaxeysa Gudoonka Golaha Shacabka.

Waxa uu u mahadceliyey Xubnaha Aqalka Sare oo waqti badan geliyey in la xaliyo xiisada ka dhaxeysa Gudoonka Golaha Shacabka,waxa uuna sheegay in Madaxweyne Farmaajo ay ka sugayaan Jawaab  Xildhibaanada Golaha Shacabkana laga doonayo in ay xaalada dejiyaan.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts