HomeWararSawirro:-Qoys ku waxyeeloobay Caawa Gaari ku fariin Goystay Gurigigooda M/Muqdisho

Sawirro:-Qoys ku waxyeeloobay Caawa Gaari ku fariin Goystay Gurigigooda M/Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Qoyskaan waxyeeladu soo gaartay ayaa degan meel u dhow isgoyska Dabka Wadada ka timaada dhanka Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir,waxana la sheegay in Gaari nooca Xamuulka qaado ah uu ku soo fariin goostay. Gaariga oo siday Qoryaha Dabka lagu shito ayaa markii uu fariin goystay waxa uu galay gurigooda taas oo keentay in khasaaro farabadan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qoyskaan waxyeeladu soo gaartay ayaa degan meel u dhow isgoyska Dabka Wadada ka timaada dhanka Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir,waxana la sheegay in Gaari nooca Xamuulka qaado ah uu ku soo fariin goostay.

Gaariga oo siday Qoryaha Dabka lagu shito ayaa markii uu fariin goystay waxa uu galay gurigooda taas oo keentay in khasaaro farabadan uu u geysto Qoyska oo deganaa guri oo ka sameysnaa Dhagax,isla markaana uu ku soo dumay.

- Advertisement -

Mid ka mid ah Caruurta Qoyskaas ayaa la la’yahay Ilaa Afar ruux oo Qoyska ka mid dhaawac ayaa gaaray halka Guriga oo cida uu ku dumay laga soo badbaadiyey Hooyada Qoyskaas iyo laba ka mid ah caruurta.sida uu soo sheegayo Wariyaheena Cabdullaahi Xuseen Canshuur.

Goobta shilka gaari uu ka dhacay ayaa waxaa gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya kuwaas oo Gacanta ku dhigay Darawalkii Gaariga oo doonayey in uu baxsado.

Shacabka deriska la’ah Qoyskaas ayaa gurmad u sameynaya dadka uu guriga ku dimay,waxana baadi goob lagu hayaa mid ka mid ah caruurta Qoyskaas oo weli la’la yahay.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts