HomeWararDEGDEG:-Guddigii Aqalka Sare oo sheegay inay burburtay Waan waantii uu ka dhex...

DEGDEG:-Guddigii Aqalka Sare oo sheegay inay burburtay Waan waantii uu ka dhex waday Guddoonka Baarlamaanka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kulan ay Caawa Muqdisho ku yeesheen Guddigii xalinta khilaafaadka ee Aqalka Sare ayaa waxa ay soo saareen in uu bur buray wan waantii ay wadeen si uu u dhamaado khialafkii sababay mooshinkii laga gudbiyey Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Gudiga ayaa waxa ay sheegeen in sababta burburka waan waantii ay wadeen ay ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulan ay Caawa Muqdisho ku yeesheen Guddigii xalinta khilaafaadka ee Aqalka Sare ayaa waxa ay soo saareen in uu bur buray wan waantii ay wadeen si uu u dhamaado khialafkii sababay mooshinkii laga gudbiyey Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Gudiga ayaa waxa ay sheegeen in sababta burburka waan waantii ay wadeen ay ka timid dhinac ka mid ah dhinacyada uu khilaafka ka dhaxeeyo,kadib markii ay u soo jeediyeen talooyin iyo abaqyo si xal loo gaaro.

- Advertisement -

Aqalka Sare ayaa Magacaabay gudiga Aqalka Sare oo ka kooban 7 Xubnood oo uu gudoomiye u yahay Cabdi Xaashi Cabdullaahi,waxaana kulamo gooni gooni ah oo ay caawa yeesheen soo saareen in waan waantii ay wadeen burburtay.

Wixii ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts