HomeWararMadaxweynaha Puntland oo kulan deg deg ah isugu yeeray Golihiisa Wasiirada

Madaxweynaha Puntland oo kulan deg deg ah isugu yeeray Golihiisa Wasiirada

Date:

Related stories

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu shir aan caadi ahayn uu isugu yeeray Golihiisa Wasiirada. Shirkaan ayaa Warar aan helnay waxa ay sheegayaan in looga arrinsanayo  xaalada Siyaasadeed ee dalka gaar ahaan mooshinka lag gudbiyay Jawaari ee xiisada […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu shir aan caadi ahayn uu isugu yeeray Golihiisa Wasiirada.

Shirkaan ayaa Warar aan helnay waxa ay sheegayaan in looga arrinsanayo  xaalada Siyaasadeed ee dalka gaar ahaan mooshinka lag gudbiyay Jawaari ee xiisada dhaliyey.

- Advertisement -

Sidoo kale Saraakiil iyo masuuliyiin ka tirsan Puntland ayaa waxa ay inoo shegen in kulanka looga hadlayo duulanka Puntland ay horay u iclaamisay ee ah dib qabsashada  deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool oo bil kahor gacanta u gashay Maamulka  Soomaaliland.

Wixii kulankaas ka soo baxa kala socda Radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories