HomeWararDhageyso:-Jabhada ONLF oo shaacisay in Qalbi-Dhagax Xabsiga lagu jirdilo

Dhageyso:-Jabhada ONLF oo shaacisay in Qalbi-Dhagax Xabsiga lagu jirdilo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxda Jabhada ONLF ee dagaalka kula jirta Itoobiya ayaa ka hadashay xaalada Siyaasiga Cabdikariin Muuse  Qalbi-Dhagax oo ka mid ahaa madaxda jabhadaas,kaas oo dowladda Soomaaliya ay u Gacan gelisay Itoobiya. Afhayeenka Ururka ONLF Cabduqaadir Hirmooge oo wareysi siiyay radio Dalsan ayaa waxa uu sheegay in siyaasiga ay heysato xaalad xun kadib markii sida uu sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxda Jabhada ONLF ee dagaalka kula jirta Itoobiya ayaa ka hadashay xaalada Siyaasiga Cabdikariin Muuse  Qalbi-Dhagax oo ka mid ahaa madaxda jabhadaas,kaas oo dowladda Soomaaliya ay u Gacan gelisay Itoobiya.

Afhayeenka Ururka ONLF Cabduqaadir Hirmooge oo wareysi siiyay radio Dalsan ayaa waxa uu sheegay in siyaasiga ay heysato xaalad xun kadib markii sida uu sheegay ay culeys Siyaasadeed ay saartay dowladda Itoobiya.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in siyaasiga lagu amray in uu la hadlayo Warbaahinta sheegana in uu ka tanaasulay fikirkii uu horay u qabay,isla markaana uu ku baaqo in la dhiirigeliyo Taliska Itoobiya.

Sidoo kale afhayeenku waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in weli ay dhibaato culus heysato Qalbi-Dhagax maalin walbana Xabsiga lagu jirdilo sida uu hadalka u dhigay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Afhayeenka.

- Advertisement -

140319_027

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts