HomeWararDEG DEG:-Xildhibaano kulan deg deg ah uga socdo Xarunta Villa Hargeysa ee...

DEG DEG:-Xildhibaano kulan deg deg ah uga socdo Xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa hada waxa ay kulan deg deg ah ku leeyihiin  Xarunta Villa Hargeysa ee Magalada Muqdisho,iyaga oo warbixino ka dhageysanaya guddiga joogtada ee golaha Shacabka Soomaaliya. Kulanka oo ah mid xasaasi ah ayaa waxa ay uga hadlayaan mooshiinkii Maalin ka hor laga keenay gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa hada waxa ay kulan deg deg ah ku leeyihiin  Xarunta Villa Hargeysa ee Magalada Muqdisho,iyaga oo warbixino ka dhageysanaya guddiga joogtada ee golaha Shacabka Soomaaliya.

Kulanka oo ah mid xasaasi ah ayaa waxa ay uga hadlayaan mooshiinkii Maalin ka hor laga keenay gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

- Advertisement -

Xildhibaanada shirsan oo weli aan lasoo gudbin tiradooda ayaa u muuqda kuwa taagersan gudoomiye Jawaari,waxana ka dhex muuqday Xildhibaan Mahad Salaad.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada oo hadlay ayaa waxa ay sheegeen in uu burburay mooshinkii laga gudbiyay gudoomiye Jawaari,isla markaana 16 ka mid ah Xildhibaanada ay dib uga laabteyn.

Kulanka oo weli ka socda Xarunta Villa Hargeysa ayaa la sugaaya qodobada ay ka soo saaraan,waxaan inta badan mooshinka ay ku eedeynayeen in xukuumadda ay faraha kula jirto.

- Advertisement -

Xildhibaan Sacdiyo Xaaji Samatar ayaa sheegtay in Madaxweynaha soomaaliya laga doonayo in uu soo farageliyo xiisada ka dhex taagan Golaha Shacabka,isla markaana aysan macquul aheyn in uu arrintaan ka aamusnaado.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts