HomeWararDhageyso:-Madaxweyne Gaas oo ka jawaabay eedeyn uga timid Siyaasiyiinta iyo bulshada Puntland

Dhageyso:-Madaxweyne Gaas oo ka jawaabay eedeyn uga timid Siyaasiyiinta iyo bulshada Puntland

Date:

Related stories

Duq magaalo oo Mexico ah oo “guursaday” yaxaas si loo raadiyo barwaaqo

Duqa magaalada San Pedro Huamelula ee Mexico ayaa ka qeybgalay xaflad dhaqameed uu “ku guursaday” yaxaas loo labisay sida aroosad, iyadoo dadka deegaanka ay rumeysan yihiin in munaasabaddan ay keento barwaaqo, roob iyo wax-soo-saar wanaagsan.

Haweeney Ruush ah oo 27 jeer uur qaaday, 69 carruur ah dhashay

Valentina Vassilyeva ayaa taariikhda lagu xusay inay 27 jeer uur qaadday, iyadoo dhashay 69 carruur ah, oo ay ku jiraan 16 laban-laab, 7 saddex-laab iyo 4 afar-laab.

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa markii ugu horeysay Maanta ka hadlay Warar soo baxayay oo sheegayay in uu sameyn doono mudo kororsi maadaaama 8-da Bisha January ee Sanada 2019 lagu wado in ay dhacdo doorashada. Wareysi uu siiyay Idaacadda BBBC-da laanteeda Afka Soomaaliga ayuu sheegay in uusan  awood u lahayn inuu waqtiga […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa markii ugu horeysay Maanta ka hadlay Warar soo baxayay oo sheegayay in uu sameyn doono mudo kororsi maadaaama 8-da Bisha January ee Sanada 2019 lagu wado in ay dhacdo doorashada.

Wareysi uu siiyay Idaacadda BBBC-da laanteeda Afka Soomaaliga ayuu sheegay in uusan  awood u lahayn inuu waqtiga kororsado, islamarkaana ay layaab ku noqotay inay arrintaas bulshada dhagaheeda ku badato.

- Advertisement -

Sidoo kale madaxweyne Gaas waxaa uu ka gaabsaday inuu cadeeyo in doorashada soo socota uu ka mid noqon doono musharixiinta wallow hadda ka hor sheegay inuusan 2019 isisoo sharixi doonin.

Hadalka Madaxweynaha Puntland ayaa ku soo aadaya xili Bilihii la soo dhaafay Bulsahda Puntland iyo Siyaasiyiinta ka soo jeeda ay hadal hayeen in Madaxweyne Gaas uu doonayo in uu sameyn doono mudo kororsi balse arrinkaasi uu beeniyay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Puntland Cabduweli  Gaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories